goojo
(m.dh)

Kor u qaaddidda saynta uu kor u qaado dheddig geel oo rimman. ld goojin.

goojo
(m.dh)

Dawo hoore ah oo dhibic-dhibic afka looga qaato.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh goojo

goojin [m.f.dh]
eeg gooji. ld goojis, goojo.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg