gooriilla
(m.l)ld goriilla.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gooriilla ↴
goriilla [m.l]
Nooc daayeerka ka mid ah oo dadka u eg oo ku nool Afrika oo dhererkiisu gaaro laba mitir ama ka badan. ld gooriilla.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg