Goriilla
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:Nooc daayeerka ka mid ah oo dadka u eg oo ku nool Afrika oo dhererkiisu gaaro laba mitir ama ka badan. ld gooriilla.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga goriilla ↴
gooriilla |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

