Gooryaan-mulaax
Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga:(c.nafl) Midkasta oo ka tirsan koox gooryaan ah oo kor dheer oo dhuuban leh, wuxuuna ku dul noolyahay xiidmaha dadka iyo lafdhabarleyda.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gooryaan-mulaax ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
