Goosh

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Safar. 2. ld goshid.


Goosh

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-shay, -shtay)

Iskaga g.: bad, dhul, cir ku safrid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga goosh

dalandool | dalandool | futuux | gooshid | muudaa |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg