Gootow

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:

G. ah: nin dhallin yar oo aan weli guursan; doob.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gootow

orgootow |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg