Gor

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Dambar horaadka neefka rimman candhadiisa ku soo dhaca inta uusan dhalin ka hor.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gor

ibagorayee | ibagorayeyn | ibagorayeysan | ibagorayeysnaan | ibagorayeysnaansho | ibagorayo | gaad | caadgoror | gaaf | jaalabuto |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg