Jaalabuto

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Cayaar ay cayaaraan goroyada, shimbiraha iwm oo ay cagaha dhulka la dhacaan. 2. Socod nafley badani ay koox-koox ugu socoto. 3. Feer, haraati iwm oo cid lala dhaco


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jaalabuto


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg