Gorod

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Neef madaxa midab gaar ah ku leh; neef gordan.

Gorod

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Madax. 2. Qaarka hore ee xoolaha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gorod

gorodgoo | gorodgoyn | rundudso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg