Goroyo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Haadda dunida ku nool midda ugu weyn, aan duulin, sur dheer oo aan dhogor lahayn, baalal qurxoon leh oo hilibkeeda la cuno.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga goroyo ↴
garabgoroyo | garbaggoroyo | goronyo | goroyakaxaaris | goroyoxaaris | iskushub |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg