Gubungub

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Nooc cawska ka mid ah oo leh fiid xanaf leh oo laga dhigto kashkaash, weelashana lagu deebiyo. ld gubaangub.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gubungub

gubaangub |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg