Guddoomiye

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-yayaal, m.l)

Nin madax u ah guddi. ld guddoonshe.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga guddoomiye

guddoon | guddoonshe |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg