Gudur
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Hilib jiir ah oo adag. 2. ld guduri. Nooc gorgorka ka mid ah oo leh qoor diiran iyo midab madow.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gudur ↴
gorfe | guduri |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg