Guduudo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Nooc kalluunka ka mid ah. ld guduudow.
Guduudo
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-uutay, -uudatay)Wax midab guduudan yeeshay noqosho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga guduudo ↴
guduudasho | guduudow |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg