Gufeys

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-syo, m.dh)

1. Xakab yar oo ka dambeeya xakabka horyaalka ah. 2. ld gufeyn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gufeys

cufaysan | cufaysan | cufaysmid | cufaysnaan | cufaysnaansho | gufeyn | gufeysan | gufeysan | gufeysmid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg