Gujeyso

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-stay, -satay)

1. Neef caano yar, caano ka raadsasho. 2. Candho maran caano ka raadsasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gujeyso

gujeysasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg