Guluc

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Rogrogmadka isha guruxeeda. 2. Meel laabato ah; guho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga guluc

cantalyaa | gulucsii | gulucsiin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg