Gumaax
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Bir aan af ama caarad dhuuban lahayn. 2. ld gumaaxid.
Gumaax
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday)Bir wax aan af ama caarad dhuuban lahayn ka dhigid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gumaax ↴
gumaaxan | gumaaxan | gumaaxid | gumaaxmid | gumaaxnaan | gumaaxnaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg