Gunaadsan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Dhaawac wax hoos ka buka ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gunaadsan

gunaadsanaan | gunaadsanaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg