Gundhig

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Wax la biirinayo ama la tarminayo inta ugu horreysa oo laga bilaabo; saldhig; raasamaal.

Gundhig

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)

Wax la biirinayo ama la tarminayo intooda ugu horreysa asaasid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gundhig

dano | gundhigad | gundhigasho | gundhigid | gundhigo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg