Dano
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Dani. 2. In yar oo caano dhanaan ah oo gundhig looga dhigo caano la rabo in ay dhaqso u gorooraan. 3. In yar oo caano ah oo laga shubo caano la lulayo oo la siiyo qof la rumaysanyahay in uu u sancanyahay oo ay haantu subag badan dhalayso. 4. Biyo yar oo lagu daro caano la lulayo marka ay firfiraan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dano ↴
arkijireddoon | dani | dhaaddanow | gabaddano | gabaddanoo | gabaddanood | hodanoobid | hodanow | huwan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg