Guntan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)

1. Xarig iwm wax la guntay noqosho. 2. Dhiig iwm wax fariistay noqosho.

Guntan

Qaabnaxa: f.g/mg4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

1. (f.g) Wax qaarka dambe maro uga xiran ahaansho. 2 (f.mg) Xarig iwm wax guntin leh ahaansho. 3. (f.mg) Dhiig iwm wax fadhiya ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga guntan

raan | guntamid | guntanaan | guntanaansho | guntane | xanjeero | xaydo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg