Raan

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-aamo, m.l)

1. Miiqyo dun ah oo isku maran oo maro dacalkeeda laga laallaadsho. 2. Timo ama dhogor isku guntan. 3. Geed laamihiisa buulal shimbi-reed ama cutubcutub miro ahi ka laal-laadaan.

baraan*

inanta boqorku dhalo


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Mayeeraan*

Dhallaanka ama ilmaha aadka u yar ee aan wili hadaaq baranin


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga raan

raabacad | Faraanti | eeraan | haaraan | haaraan | jaaraan | laandheeraan | laandheeraansho | nabaraan | qaaraan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg