Gunud

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Meesha xarig ama laba ay isaga xirmaan.

Gunud

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ntay, -nudday; -nti)

Xarig iwm guntin u yeelid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gunud

guntid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg