Guraabbaas
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Hadal badan oo aan murti lahayn oo qof carraysani ku hadlo. 2. ld guraabbaasid.
Guraabbaas
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-say, -stay)Hadal badan oo aan murti lahayn oo caro ku jirto dhihid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga guraabbaas ↴
guraabbaasid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg