Guran
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)1. Wax aan caano lahayn ahaansho. 2. Wax aan biyo lahayn ahaansho. 3. Wax weelkay ku jireen laga saaray ahaansho (cunno).
Guran
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Geel aan irmaanayn; horweyn.
Guran
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)Neef irmaan canihii ka dhamaasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga guran ↴
yir | bangalo | bisayl | gablool | gablool | galoof-olol | galoof-olol |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg