Gurdan

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Sharqanta ka yeerta orodka fardaha iwm. 2. ld gurdamid.


Gurdan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)

Fardo iwm gurdan samayn.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gurdan

gurdamid | gurdanraac | gurdanraacid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg