Guudmar
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:ld guudmarid.
Guudmar
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Hadal duuban oo kormar ah ku hadlid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga guudmar ↴
duudduub | guudmarid |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

