Duudduub
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:ld duudduubid.
Duudduub
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)1. Dhawr jeer isku duubid; isku laablaabid; canyayuubid; haryuubid. 2. Guudmarid. ld duubduub².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga duudduub ↴
laablaab | laablaaban | canyayuub | duubduub | duubduuban | duubduubmid | duubduubnaan | duubduubnaansho | duudduuban |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

