Guumeys

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Nin da'weyn oo aan weli guursan.

Guumeys

Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga:

Shimbir ka mid ah shimbiraha habeenkii ugaarsada oo leh madax ballaaran iyo indho waaweyn oo baalal adagi ku xariiranyihiin.

Guumeys

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Gabar inannimo ku weynaatay oo aan la guursan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga guumeys

coon | guumeysoobid | guumeysow |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg