Guunguun

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Biito; nooc ciyaar caruureed.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga guunguun

biito |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg