Guurdoon
Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:1. Qof in uu guursado diyaar u ah. 2. Qof gaaray da'dii lagu guursan lahaa.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga guurdoon ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg