guuree
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-reeyay, -raysay)Habeen socosho. ld guureggal².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh guuree ↴
dowr [m.l] (-rar, m.l)
1. Ceel biyihii ka guureen, goof, gorof. 2. (riw.) ld door. Kaalin.
dowr [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-rar/-rtay, m.l)
Ceel biyihii ka guureen oo muddo qallallaa noqosho. ld dawr².
guurayn [m.f.dh]
eeg guuree. ld guurays, guureggelid.
guureggal [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-lay, -shay)
ld guuree.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg