Haaneedi
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)1. Haaneed ka dhigid; qurxin. 2. Lisid u diyaarin (geed). 3. ld haneed². haneed
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga haaneedi ↴
haaneed | haaneedid | haaneedin | haaneedis | faarumee | muuq-doori |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg