Haar

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ro, m.l)

1. Raadka nabar ama dhaawac bogsooday ku reebo oogada. 2. Meel bannaan oo aan dhir lahayn. 3. Taag, buur gaaban. taag, buur, gaaban

Haar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Qaylo, taah, dhaqdhaqaaq iwm oo uu sameeyo qof xanuun badani hayo. qaylo, taah, dhaqdhaqaaq

Haar

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Xanuun awgiis la taahid (qof).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga haar

haaraamid | haaraan | haaraan | haarayn | haaree | haarguduud | haarid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg