Haasaawee
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-weeyay, -waysay)1. Cid sheeko maaweelo leh u sheegid. 2. Nin iyo naag sheeko xodxodasho leh isweydaarsasho. ld haasaawi. haasaawi
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga haasaawee ↴
haasaawayn | haasaawi |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg