Habaabi

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Qof marinka toosan ka weecin.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga habaabi

oodjiid | cadceedso | dhallaanhabaabis | dhaqanhabaabi | dhaqanhabaabid | dhaqanhabaabin | dhaqanhabaabis | habaabid | habaabin |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg