Habaqle
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)1. Socod si kala dambayn ah qofba mar u yimaado. 2. H. ah: dad si kala dambaysa qofba mar u yimaado. 3. Daal ama gaajo la luudidda.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga habaqle ↴
habaqlee | habaqleyn | shabaqle |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

