Habas

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-syo, m.dh)

Shimbir yar oo midab dambas ah leh oo badanaa dhulka dhabbacda.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga habas

baysadhabasho | cagadhabasho | dhabas | dhabas | dhabasho | dhegadhabasho | doogdhabasho | fooldhabasho | gabley | gelmidhabasho |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg