Habjaq

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Socod cagajiid ah. ld habjaqle.


Habjaq

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-qay, -qday)

Socod cagajiid ah socosho.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga habjaq

gebidhaclays | habjaqid | habjaqle | habjaqlee | habjaqleyn |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg