habjaqle
(m.l) (-layaal, m.l/dh)

ld habjaq¹.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh habjaqle

habjaq [m.l]
Socod cagajiid ah. ld habjaqle.

habjaqlee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
Si habjaq ah u socosho.

habjaqleyn [m.f.dh]
eeg habjaqlee.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg