Habsaan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Daahid qof ka daaho meel laga sugayey. 2. H. ah: Qof ka daahay meel laga sugayey. 3. ld habsaamid.
Habsaan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-aamay, -aantay; -aami)Wax dib u dhacay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga habsaan ↴
raag | habsaamid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg