Raag
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Waqtiga uu shay soconayo, muddo. 2. Daah, habsaan.
Raag
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)1. Daahid. 2. Waqti badan jirid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga raag ↴
faad | gaajo | ictikaaf | laasimo | raagid | raagis | raagsad | raagsasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg