Habuuq
Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga: (-qyo, m.dh)Sabuulka marka iniinihiisu jilacsanyihiin laakiin uu cunnimo galo; iniino meseggo ama galley oo curdun ah. ld haquuq¹.
Habuuq
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-qay, -qday)Beer, waqti sabuulkeeda la cuni karo gaarid. ld haquuq².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga habuuq ↴
caaneeye | habuuqid | habuuqsasho | habuuqso | haquuq | haquuq | haquuqasho | haquuqid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg