Hadhow

Qaabnaxa: Falkaab | Adverb Isrogrogga:

Had dhow, goor aan fogeyn oo soo socota. ld hadhowto.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hadhow

dhowaan | fasas | hadhowto |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg