Fasas
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. (daaw.) Caallir dhaawac yeesho. 2. F. ah: neef si wada jir ah loo qasho, qofkii lahaana hadhow si wadajir ah loogu gudo.
Fasas
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-say, -stay)(daaw.) Dhaawac caallirid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fasas ↴
caallir | fasasi | fasasid | fasasin | fasaso | hurgun | xorre |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg