Hafar

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Masabididda wax been ah oo aan cid la siin lagu masabido. ld hafaryo, hafriin, hafriinyo.


Hafar

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-fray, -fartay; -fri)

Qof wax aan la siin ku masabidid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hafar

dhafar | dhafarsan | dhafarsanaan | dhafarsanaansho | dhafaruur | hafaran | hafarmid | hafaryo | hafrid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg