hafin
(m.f.dh)eeg hafi. ld hafis.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hafin ↴
cid [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
1. Cid biyo ku hafin. 2. Sanduuq, weel iwm oo buuxa, wax dheeraad ah ku ciriirin si uu u qaado.
hafis [m.l]
ld hafin.
harqi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Cid biyo ku hafin. 2. Cid wax aad uga dhergin. 3. ld hirqi.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg