Harqi
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)1. Cid biyo ku hafin. 2. Cid wax aad uga dhergin. 3. ld hirqi.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga harqi ↴
dharqi | dharqin | harqin | harqis | hirqi | hirqin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg