hagaagid
(m.f.dh)eeg hagaag². ld hagaag¹ (3).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hagaagid ↴
hagaag [m.l] (-gyo, m.dh)
1. Oogada dadka inteeda hore; soojeed. 2. H. ah: toos; wanaag; sax. 3. ld hagaagid.
tubbo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-baday, -batay)
Ku t.: meel ku hagaagid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg